Skip to main content

Posts

Featured

Maxasababa dhiigyarida kudhacda haweenka xiliga uurka? Jawaab waafi ah kafaa ideeyso

                           Faham-ka guud  Dhiig yarida waa mid kamid ah dhibaatooyinka Ugu badan ee dhaca xilga uurka. 1=maxaa sababa dhiig yarida xiliga uurka ? 2=waa maxay sababta dhiig yaraantu badanaa ugudhacda xiliga uurka ? 3=waa maxay astaamaha lagu garto dhiig yarida? sidee buu usaameeya ilmahu? 4=waa maxay daaweenta dhiig yaraanta xiliga uurka?                                 (Jawaabaha) 1=waxaa sababa hoos udhaca birta ee ka hooseeya xadka caadiga ah, iyo waxaay ku dhacdaa qiyaastii 95% haweenka uurka leh. 2=Birtu waxay muhiim utahay jirka oo idil maadaama ay mas'uul katahay soo saarida unugyada dhiiga cas ee shaqadoodu tahay ineey oksijiin kaqaadaan sambabaha una gudbiyaan unugyada kale ee jirkeena, xiliga uurka dhiigu wuxuu ku kordhaa jirka ilaa 50% kabadan inta caadiga ah ,sidaa darteed baahida looqabo birtu waaysii kordhaysaa marka lagu daro baahida ilmaha, jirkaagu wuxuu ubaahan yahay bir badan si uu dhiig badan usameysmo  siiyo ilmahaaga oksijiin badan, inta lagu  j

Latest posts