Maxasababa dhiigyarida kudhacda haweenka xiliga uurka? Jawaab waafi ah kafaa ideeyso

                           Faham-ka guud 
Dhiig yarida waa mid kamid ah dhibaatooyinka
Ugu badan ee dhaca xilga uurka.
1=maxaa sababa dhiig yarida xiliga uurka ?
2=waa maxay sababta dhiig yaraantu badanaa ugudhacda xiliga uurka ?
3=waa maxay astaamaha lagu garto dhiig yarida? sidee buu usaameeya ilmahu?
4=waa maxay daaweenta dhiig yaraanta xiliga uurka?
                                (Jawaabaha)
1=waxaa sababa hoos udhaca birta ee ka hooseeya xadka caadiga ah, iyo waxaay ku dhacdaa qiyaastii 95% haweenka uurka leh.
2=Birtu waxay muhiim utahay jirka oo idil maadaama ay mas'uul katahay soo saarida unugyada dhiiga cas ee shaqadoodu tahay ineey oksijiin kaqaadaan sambabaha una gudbiyaan unugyada kale ee jirkeena, xiliga uurka dhiigu wuxuu ku kordhaa jirka ilaa 50% kabadan inta caadiga ah ,sidaa darteed baahida looqabo birtu waaysii kordhaysaa marka lagu daro baahida ilmaha, jirkaagu wuxuu ubaahan yahay bir badan si uu dhiig badan usameysmo  siiyo ilmahaaga oksijiin badan, inta lagu  jiro rubuca koowaad baahida birtu way hooseysaa waxeyna gaareysaa 0.8 millgram maalintii inta lagu jiro bisha 2baad iyo 3xaad baahiyahani way siikordhayaan waxeyna gaarayaan 30 millgram maalintii taasi waa sababta ay ugu badantahay indhiiga yaraan ku dhacdo 3 daxda bilood ee uurka ugu horeeyso,              dhiigyarantu sida kale waxaa sababikaraiyada iyadoon laqaadin xadiga loo baahanyahay ee folic acid ama fitamiin B12 ,hadii haweeneydu dhiig badan kabaxo ama cuduro gaar ah ama cilad dhiig ah jiraan.
3=waa muhiim in la ogaado astaamaha si loo ogaado inan leeyahay dhibaaato bir ah ,dhiig yarida ayaa keenta daal badan iyo daal aan loo bahnayn, waa wax caadi ah in astaamahan lagu qaldo kuwa uurka, sida kale dhiig yari waa caadi in layeesho maqaarka kasifeeya sidii caadiga ahayd tima badan ayaa kalumaayay,daciifnimo,cunto xumo,dawakhaad ama dawakhaad,madax xanuun, dhacdooyin walac ah iyo wadna garac dhaqso leh.
3=waxa uu usameyaa ilmahu jirka ilmaha ayaa diyaar u ah inuu dabaalo yaraant birta, asigoo qeebtiisa kaqadanaayo hooyada kahor, laakiin hadii bir la'aanta ladheereeyo khatar ah in ilmuhu ku dhasho miisaan hoose, in dhalasho dhicis ah dhacdo, iyo in halista dhiig yaraanta inta aay yartahay aay sii koradho.
4=Hadii haweyneyda uurka leh ay leedahay yaraanta birta waxaa lagula talinaya inaad qaadato cunooyinka laga helo birta  iyo qudaarta sida kale waxaa lagula talinaaya inaad qaadato sharooboyinka laga helo (ironta) sida (vitamin B-complex) (folic Acid tablets) kuwaas oo laqaato badanaa mudada sedaxda bilood ee uurka ugu horeeyo si aay ugu hortagan dhiig la'aan.

Comments